France Nike Home
$9.00
France Ladies Home Jersey! 🇫🇷✨
Hadda hel funaanadda rasmiga ah ee qaranka France (2022-2023). Nashqad heer sare ah oo loogu talagalay gabdhaha jecel style-ka iyo kubadda cagta! 💙
✅ Tayada: Nike Dri-FIT (Dhar qabow oo raaxo leh).
✅ Size-ka: Nooca Ladies (Slim-fit).
✅ Calaamadda: Dahabi dhalaalaya (Gold Crest). 🏆

USD
Extra Features
- Premium Quality
- Secure Payments
- Satisfaction Guarantee
- Worldwide Shipping
- Money Back Guarantee
Ma Tahay Taageere France? 🇫🇷👑
Loogu talagalay gabdhaha raba inay muujiyaan taageerada ay u hayaan xulka France ama jecel fashion-ka ciyaaraha! Waxaan kuu haynaa funaanadda Nike France 2022-23 Home Jersey (Ladies Version).
Loogu talagalay gabdhaha raba inay muujiyaan taageerada ay u hayaan xulka France ama jecel fashion-ka ciyaaraha! Waxaan kuu haynaa funaanadda Nike France 2022-23 Home Jersey (Ladies Version).
✨ Maxay kaga duwan tahay kuwa kale?
-
- Nashqad Gaar ah: Waxay u go’an tahay qaabka jidhka haweenka (Tailored fit).
- Midabka: Buluug madow (Navy) oo leh faahfaahino dahabi ah oo aad u qurux badan.
- Raaxo: Marada Nike Dri-FIT oo kaa caawinaysa inaad dareento qabow maalinta oo dhan.
Haddii aad tahay taageere Mbappé ama Griezmann, tani waa taadii! ⚽️
🚚 Delivery waa diyaar!
🚚 Delivery waa diyaar!
| Colour | Black, Blue, White |
|---|