



Haddii aad taageere u tahay FC Barcelona, funaanaddan waa mid kuu gaar ah.
Funaanaddan waa original dhab ah, laga sameeyay dhar tayo sare leh oo neefsasho leh (breathable), si aad ugu raaxaysato marka aad xiran tahay.
✨ Faa’iidooyinka:
- ✔️ 100% Original
- ✔️ Tayo sare & waarta
- ✔️ Raaxo leh (lightweight & breathable)
- ✔️ Naqshad casri ah (design official)
- ✔️ Ku habboon ciyaar & maalinle
🎯 Ku habboon:
- Taageerayaasha Barcelona
- Kubadda cagta jecel
- Hadiyad qurux badan
📏 Size & Info
- Sizes: S, M, L, XL
- Color: Barcelona official colors
- Condition: Brand New








